Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer Su’aasha: asc ciid Mubarak waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga meel barwaaqo ah oo wada dhiroo Green geeduhu yihiin ayaa aan LA ciyaarayay oo madaxiisa igu xoqaayay dibi yar oo geeso Yar yar le wuu iraacay oo uu lugahayga madaxiisa ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dameer dugaag ah oo gabar daba socda

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxĂ n ku riyooday anoo magalo aan mar hore iigu danbaysay si galaya oo waxan arkay dameer cunaya dameer yar markaa waxan dhahay wuu sunaysan yahay karaara ciyaal mesha joogay wana soo dhaafay xooga markaan socday ayaan aragnay dameer kiiyoo nasoo daba socda lkn waan cararay xaga iyo guriga naga uso […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Guri aad u waynoo dhul balaadhan ku fadhiya fasirkiisa

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo guri aad u wayn oo balaadhan oo dayr wayn le oo aad u qurux badan oo aan cusbayn oo aan dhakhtar ka furaayo oo aan Dib u dhis ku samaynayo oo aan shaqaale dibo dhisa murayado galiya marmar Dib u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada geed guriga la gooynayo hooyana la xambaarayo

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan kuriyooday anoo uguuray dhanaka putland meel xuduudka Ethiopia dhow dagay oo wiil aan ilmo adeer nahay quraan isaarayo waxaana kiraystay guri u ka korbaxay geed wayn oo caleemo waa wayn aabahaybaana ii yimid oo idhahy geedkaan guriga wuu halaynayaa caleentiisa jiingada ahaylayanasa marka waan jarayaa wuuna jaray wuxuna ku tuuray […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar riyo ku aragtay saaxiibteeda oo u imaanaysa

Su’aasha: asc wll waxn ku riyodey gabadh an saxib aheyn mudo badan hada se isku wacneyn xidhiidh ficn nama yal se wan wada hadlney malmo waxn ku riyodey iyado ii timid igu leh sidii mad iga xanqsanthy kaly saxibtimadi ayan raba kadib waxn kulaha waxba kuma qabo wll kadib meelban wada fadhisany waxy sidatey cunug […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay musqusha oo saxaro ka buuxdo

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey ano suuli ama xamam galayo waxn rabay inan xajadeyda uso guto kadib wuxu aha xamamkan casriga hada la isticmalo markan ku fadhistey mise wu buuxaba oo diba uso baxen saxaradii ila oo ay igu ba.ay kadib wan oyaya ooyin an qeylo aheyn waxn laha wuu buuxa. Jawaabta: Riyada waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar ari kaxaynaysa oo meel ku xaraysanysa

Su’aasha: Asc wllo adbad u mahadsan tahay waxn ku riyodey anigo adhi wado xili habenimo ah wan xareyey ama melban ku oodey riyadan wey iguso noqnoqta xaleyban ku riyodey mudo kadib anon arag. Jawaabta: Riyada waa riyo aad u fican waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof mas’uul ah oo laga dambeeyo ama meel maamul looga […]