Categories
Caafimaadka Health Riyooyinka Dreams

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta Su’aasha: Dr waan kusalamay ASC, suwiixi maarkan sokacay xaskey waaxey igu tiiri xalay waat oheysay maa riyohesay, anigana riyo ann kujiray laakin maqano waaxan laa ohaaya ama riyada oo ahaay . marka hadad waax iga fasiri kartiit kheir Allah kusiyo sheikhow waad mahadsan tahaay. Jawaabta: Hurdada in lagu […]

Categories
Caafimaadka Health

28 jir ayaan ahay geedkayga waa 7 sinti maxaa xal ah

28 jir ayaan ahay geedkayga waa 7 sinti maxaa xal ah Su’aasha: Waxan ahay wiil da’diisu tahay 28 sano geedkayga marka uu dansan yahay waa 3 santi marka uu kacsan yahay wa 7 santi arintan ma wax dabiici baa mise waa jirro aniga waxa ahay qof xaas leh dhowr sano ayaan qabaa ilaa hadana uur […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Ninkeygi bishi hada dhamatey dhamaadkedi kala tagnay

Su’aasha: Asc walaalaha waad ku mahadsantihiin jawaabti riyadii hore ninkeygi inta uu i furin wax yar kahor waxaan ku riyoodey anoo mataano dhalay si aan walaashay ula wadaago farxada baan telka ku mashquulin fariinti aan udir lahaa baan ku cel celin dadkii ila joogay nin aan garanyn oo ilmaha dhalay ban ku arkayay wiilal bay […]

Categories
Fatwada

Imaam baabacooyinka gacanta si fiican dhulka u dhigin ma ku xiran karaa

Su’aasha: asc Allah mahadleh mahadsan tihiin Allah macak Haddad salaada qof aad ku xidhato oo aad aragto isagoo baabacooyinka gacanta si fiican dhulka u dhigay faraha saaraya cudurdaar LA,aan horana aad ugu sheegtay in ay sujuuda ka mid tahay baabacadoo dhulka si fiican loo dhigaa hadad Mar labaad ku aragto salaadaasi maxay noqonaysaa? Jawaabta: Sida […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaafada aan jaarka la ahay oo safar galayo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN JASAAKUMULAHU KHAYR ALLAH MACAK waxaan ku riyooday xaafad aanu jaar nahay oo bus fuulaya gabadh laba caruur ah inanteeda iyo wiil safar ayay aadayeen geeri mise wax kale ma xasuusto lkn way safrayeen gabadha caruurta dhashay ayaa igu lahayd guriga biyaha iisoo xidh waa ilaa eedaankii subax waxyar […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabadh caano iga iibinayso

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday iyadoo ay gabadh aan garanayo oon jaarnahay caano iga iibinayso oo ay ii shubayso waxay ila tahay inan cabay mase xasuusto si fiiican waanan ku faraxsanaa Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada iibsashada caanaha waxay tilmaamaysaa arsaaq aad u badan inay heli doonto siiba marka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada balanta madaxwaynaha

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin jasakumulah khayr waxaan ku riyooday anoo la balanSan madaxwaynaha oo ugu tagay beer aad u wayn oo wada doog ah waan galay si wanaagsan ayaa LA iisoo dhaweeyay madaxwaynuhu wuu jooga soo soco soo dhawow ilaaladii igu yidhaadeen u gal soco waayahay  kabacdi biyo aan ku luqluqdo ayaan […]