Su’aasha: Asc wr wb wll qeyr badan Allaha kusiiyo Waxaan kuriyoodey 2jeer anigoo sheekh Cabdirashiid Sh Cali sufi oga baxaayo quraan Suuratu alhaakum ii fasir wll adoo mahsan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof camal aakhiro shaqaysanaya oo aaduunka aan isku dhejinin sidoo kale diinta baranaya. Riyada labo dhinac ayaa laga eegayaa dhinac […]
