Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aniga oo suuratul nasri aqrinaaya

Riyada aniga oo suuratul nasri aqrinaaya Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo suuratul nasri (سورة النصر) aqrinaaya Fasirka: Riyadan wax badan ayaa lagu fasiraa, waxaa ka mid ah guul aad gaari doonto. sidoo kale in aad heli doonto khaatumo wanaagsan. Sidoo kale qof lunsan inaad sabab u noqon doonto hanuunkiisa. guud ahaan waa riyo aad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar aan aqaano oo aan naaska ka taabanayo

Riyada gabar aan aqaano oo aan naaska ka taabanayo Riyada: Gabar aan isku xaafad nahay oo aan qaraabo nahay aniga oo in badan naaska ka taabanayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inaad xiriir la yeelan doonto oo aad u dhowaan doonto. Waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso wixii kugu ridi karo xumaan. Taabashada naaska waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anigoo xabad laygu dilayo

Riyada anigoo xabad laygu dilayo Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo la i dilaaya Waliba xabad ay igu dhaceyso. Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa arrin culus oo dhib kuu keeni karto. Waxaad iska ilaalisaa dadka cdaowga kugu ah.   Riyada dilka halkan ka daawo   The dream is a warning, you are being […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo

Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo cudurka eedhiska igu dhacay anigane aan wax walwal ah ka qabin o dhahaayo ilahay baryaa suratu baqaraa aqrisanaa 1 bil kadibna waaka caafimada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad la kulmi doonto oo dhibaato leh laakin dhib kuma soo gaarayo Waxaad ka gudbaysaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo

Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday anigo oo jooga meel doorasho oo la codeyna warqadi codeynta waxaan ku qoray digriga towxiidka laa ilaaha ilalaahu waxdahu laa shariika lah lahul mulku walahul xamd wahuwa calaa kuli shey’in qadiir iyo magaca maryam Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin deris aad ahaan jirteen

Riyada nin deris aad ahaan jirteen Riyada: Asc.walaal waxaan arkay nin deris ahaan jirnay oo nool hadda waxaan kuwada hadleynaa telephon maxay noqon riyadda ? Fasirka: Riyada waxay noqon kartaa nafsi, waxaa laga yaabaa inaad ka fikirtay  ninkaas. Illeen taleefan ayaad ku sheekaysataan, marka caqliga gudaha ayaa kuu muujinaya markaad seexato. Waxaa kaloo ay noqon […]

Categories
Talooyinka Consultation

Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan

Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan Su’aasha: Asc wlalayaal ad ban idin salamayaa. Waxan rabaa labo suaal in LA iga jawaabo Mida kowaad .maxaa sababa gadhaha laga dheh hadlaay Mida labaad Maxaa keena culayska saaidka ah la dareemo marka wax ban rabtid sida wax aqriska kalsoni la.aanta dabeecad xumo iyo mararka qaar […]