Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran

Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran Riyada: Asc waxan ku riyooday ano safar dagdag ah u baxay o india ah waxan saarna bus dadbadan ba saarna waxa kamid ah wiil yar o aan ilaalinayay halmar arkay wiilki o Kursigii fadhinin o kadhacay buski aniga o aad u Murugsan dhawaaqayana buskii iska tuuray […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Maxaan ku kala garan karaa riyadan ku riyooday in ay iga timid xaga ilaahay ama xaga shaydaanka

Maxaan ku kala garan karaa riyadan ku riyooday in ay iga timid xaga ilaahay ama xaga shaydaanka Su’aasha: A S C, waxan ku riyooda marar kala duwan riyooyin isku jira fasir koogu qaar u yahay kuwa khayr iyo bishaaro tilmaamaysa iyo qaarna u yahay kuwa dignin ah iyo qaar kalena u yahay kuwa xumaan ah […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dadka magaalada ku nool oo dhan la dilayo

Riyada dadka magaalada ku nool oo dhan la dilayo Riyada: Waxan ku riyooday dadka magaalada dagan oo dhan oo la wada dilayo waxa dadka dilayay bani.aadam ma ahayn ee lakin way u ekaayen bani.aadamka lugo iyo gacmo way leyihin oo sidii bani.aadamka u socdaan wayna qaawan yihin kaliya way naga indho waawaynayen dhagahoodana way dhaadherayen […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka qofka kursi weyn ku fashiya oo foom buuxinaya

Fasirka qofka kursi weyn ku fashiya oo foom buuxinaya Riyada: Asc waxan kuriyooday anigoo fadhiya kursiga wayn hortaydabe miis yaal hareera miiskane kuras ayaa talay dadne fadhiyaayn . Markaan ruux baa iwaydiiyaya qalabka xafika sida kuraasta foom baane ka buuxinaynay waan faraxsana oo xil ba la igu wareeninayay waan dhamayn ii Soo fasir haday khayr […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada moobeelka iga damayo anoo lacag ka diri rabo

Riyada moobeelka iga damayo anoo lacag ka diri rabo Riyada Riyada 1 Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga goob ganacsi waxaan iibsanaya milix oo mobile aan ka diri lahaa lacagta ayaa bilaa charger la damay waxaan ku idhi ku qor hooyo ama habo ee kula jaarka ah ninka iibinaya dukaanka waxaan ku aqaan dhaqatar […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin adeer aan dhahayay oo i kufsan rabay

Riyada nin adeer aan dhahayay oo i kufsan rabay Riyada: Waxan ku riyoday nin an ader iska dhahaye kadibna indu iso qaday Mel gurikis ikenay asago qolkisa ikishda I dhahayo ader ma ku ahay ader ader markasdo I dhahayo markas nxy aano iska fujiye gavmihisa ayaa gabdhihisa wa weyn iskool ka imaden so kalen ayago […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bulaca iyo yaanyuurta

Riyada bulaca iyo yaanyuurta Riyada: Waxan ku riyodey anigo meshan cundada ku karsanayo akdis yanyur baqdise ika cuneyso baradho cerin an wali fiqin kadib asked kaso bixinayo wlai mindi uka so bixiye meysan laqin balse afkey kishanayse marka so bixiye wey is baqdisise wax dhintay cml asa albabka ka bixiye albabki an xirde wada hos […]