Categories
Caafimaadka Health

Saliid seytuunka uurka ma celisaa haddii bahalka la mariyo xiliga galmada

Saliid seytuunka uurka ma celisaa haddii bahalka la mariyo xiliga galmada Su’aasha: scw walalayal hadaan xaaskayga u adeegsado saliid seytuun aan bahalkayga mariyo xiliga glmada saameys ma ku yeelan kartaa uurka. Jawaabta: Saliid seytuunka waa saliid dad badan ay u adeegsadaan galmada siiba marka ay xaasku tahay mid qoyaan aan lahayn, waxaana lagu tiriyaa inay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof shaydaan ka dhuumanayo oo albaabka kasoo xiranayo

Riyada qof shaydaan ka dhuumanayo oo albaabka kasoo xiranayo Riyada: Asc, Walaalaha daruur. Salaan kadib. Waxaan habeen dhaweyd ku riyooday shaydaan aan ka galay guri kadib albaabka aan kaso xidhay. Albaabku waa laga dhex arkayey qofka banaanka jogaa. Waxan bilaaway inaan Quraan akhriyo kadib shaydaanki albaabka ag jogay wuu suuxay ayan idhaahda oo wuxuu ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Hooyo ku riyootay iyadoo wiilkeeda warqad u saxeexaysa

Su’aasha: Asc, walaalaha daruur. Ilahay misanka xasanadka ha idin saro dadka aad hawshan uu haysaan. Inta kadib waxan rabaa inad ii fasirtaan riyo ay hooyaday ku riyootay. Hooyaday waxay ku riyootay warqad lo keenay oo lugu leeyahay wiilkaga warqadaan uu saxeex yadna way saxeexday. Jawaabta: Riyada waa riyo tilmaamaysaa inaad heli doonto wax kaa farxinaya, […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhibkay u geysato siigada jirka qofka guud ahaan

Dhibkay u geysato siigada jirka qofka guud ahaan Su’aasha: Dr su aashan su aal lamida waan waayay dr walaahi dhalinyaro badan ayaa rabta dr sifiican uga hadal waan Arkay qaar shabahaya lakiin kuma qancin dr sifiican iigu jawaab su aashan Anigoo kaliya maaha Aniga iyo dadkalaa sugayna walaahi dr sifiican iigu jawaab thnkz Asc dr […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hooyaday oo qorsheyneysa inay guursato

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday hooyadey oo qorsheyneysa inay guursato iyo walaashay curada ah oo kasoo horjeeda waxay leedahay Nin kale nama dhex keeni kartid FG aabahay wuu Nool yahay hooyadey iyo aabahayna makala tagin waligoodna isma furin Haday riyo xun tahay ha ii fasirin ilaahay haku barakeeye. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Mani ma iga timaado biyo khafiif ayaa iga baxo ila taliya

Mani ma iga timaado biyo khafiif ayaa iga baxo ila taliya Su’aasha: scw waxaan jiraa 26 sano galmo markaan sameeyo ma biya baxo kaliya waxaa kaga soo dataa biyo khafiif ah oo jiijiidma maxaa la dhihi karaa biyaha manida sow ma aha inay yihiin cad oo adag ila yaliya Jawaabta: Waxaa laga yaabaa inaad siigada […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Sifada uu leeyahay qofka Ilaahay dhab u rumeeyay

Sifada uu leeyahay qofka Ilaahay dhab u rumeeyay Dadka mu’miniinta waxay leeyihiin sifooyin lagu garto, waxaa laga rabaa qofka mu’minka inuu ku sifaysnaado sifadaha iimaanka. Diinta islaamka waa diin wax kaste caddeysay qofka mu’minka calaamado ayay u yeeshay hadduu ku sifoobo calaamadahaas wuxuu helayaa naxariista Ilaahay, imaankana waa gallad Alle dadka ku galladaysta, wuxuu leeyahay […]