Hooyo ku riyootay iyadoo wiilkeeda warqad u saxeexaysa

Hooyo ku riyootay iyadoo wiilkeeda warqad u saxeexaysa

Su’aasha: Asc, walaalaha daruur. Ilahay misanka xasanadka ha idin saro dadka aad hawshan uu haysaan. Inta kadib waxan rabaa inad ii fasirtaan riyo ay hooyaday ku riyootay. Hooyaday waxay ku riyootay warqad lo keenay oo lugu leeyahay wiilkaga warqadaan uu saxeex yadna way saxeexday. Jawaabta: Riyada waa riyo tilmaamaysaa inaad heli doonto wax kaa farxinaya, […]

Riyada anoo warqad qof u saxeexaaya

Riyada anoo warqad qof u saxeexaaya

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WARQAD LA ILEEYAHAY U SAXEEX WAXAA KA DHIMAN SAXEEXAAGEE WIIL AAN AQAANO MEEL XAFIISA WAAN U SAXEEXAY WAXAANAN RAACIYAY MAGACAYGA MARKAASUU QAATAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto waxa aad ku tala […]

Gabar ayaa ku riyootay ani iyo ayada oo waraaqo naloo soo saxiixayo

Gabar ayaa ku riyootay ani iyo ayada oo waraaqo naloo soo saxiixayo

Su’aasha: Asc bahada daruuro gabar ayaa ku riyootay ani iyo ayada oo waraaqo naloo soo saxiixayo nin meel fadhiya noosoo saxiixay maxay tahay wllyal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo idin khuseeya adiga iyo gabadha aad ku riyootay  arrimahaas inay soo dhamaan doonaan oo ay hirgali doonaan wax aad sugayseen, ama qorshe aad waddeen ama ballanqaad […]