Mani ma iga timaado biyo khafiif ayaa iga baxo ila taliya
Su’aasha:
scw waxaan jiraa 26 sano galmo markaan sameeyo ma biya baxo kaliya waxaa kaga soo dataa biyo khafiif ah oo jiijiidma maxaa la dhihi karaa biyaha manida sow ma aha inay yihiin cad oo adag ila yaliya

Jawaabta:
Waxaa laga yaabaa inaad siigada badsatay qofka marka uu aad u siigaysanayo muddo badanna siigada soo sameynayay waxaa ku dhacayo arrinkan oo kale, biyaha ka baxayo jileec ayay noqonayaan tayo ma lahaanayaan, waliba biyhaas oo kale qofka naag kuma uurayn karo, naagta waxay u baahan tahay biyo gaaxsan, haddii arrintaan ay kaa hari weyso muddo kaddib waxaa fiican in lagu baaro dhakhtar waa inaad u tagtaa.
Waa maxay magaca qanjirka madyida soo daaya
You may have dusted a lot, and when a person dusts a lot and has been dusting for a long time, this happens to them. The water that comes out becomes soft and of poor quality. Also, such water cannot make a woman pregnant. A woman needs clean water. If this problem does not go away after a while, it is better to see a doctor. You should go to him.
