Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

When the dog is in human form

Muwaadinka eeyga waxaa laga wadaa qofka sifooyinkan ku sifeysan oo iska dhigaya inuu yahay qof dadka iyo dalka jecel, laakin dhab ahaantii waa qof fiirsado maslaxaddiisa gaarka ah kaliya.

Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa
Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal  ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay difaacaan tuugada dalka iyo dadka dhib u geystay, waxayna ku difaacaan qabyaalad.

waxaa yaab leh xitaa kii wadaadka ahaa markii qabiilkiisa sheekada ay gaarto diintiisa gadaalgadaal ayuu u tuuraa.

marka qofka caqliga leh wuxuu ku garan karaan muwaanka noocan ah inuu yahay mid been ku taageero madaxda ay isku qabiilka yihiin, madaxda kale cay iyo aflagaado la dhaco.

waxaa kaloo lagu gartaa isbadbaddalka labo wajiilenimada uu ku dhaqmo.

aniga magacaabi maayo eeyada noocaas ah, laakin waxay ka buuxaan Facebook waxaa kasii daran naago ayaa ka mid ah oo sharafta ka dhacday oo u badan garoobo ku khasaaray qurbaha oo ciil ka batay oo kiciya qabyaaladda iyo nacaybka.

dumarka noocaas ah way ka dhammaatay xitaa rag shukaansado ayay waayeen.

haddii aad rabto inaad noqoto qof wanaagsan ka fogow eeyga inaad la mid noqoto. haddii qoraalkan aad ka heshay share ku samee.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More