Muluukhiyada faa’idada caafimaad ay leedahay
Benefits of mallow for body health
Dhakhaatiirta cuntada takhasuska u leh waxay sheegeen inay leedahay muluukhiyada faa’idooyin caafimaad aad u badan waxaa ka mid ah:
1- caafimaadka wadnaha
2- nidaaminta cadaadiska dhiigga
3- nidaaminta shaqada dheefshiidka
4- kahortagidda dhiigyarida
5- joojinta hordala’aanta
6- xoojinta isdifaaca jirka
waxyaalo kale oo badan ayay leedahay oo halkaan aan lagu soo koobi karin.
inta lasoo sheegay waa inta ugu caansan.