Muddada caadiga ee biyo baxa ku haboon

Muddada caadiga ee biyo baxa ku haboon

Su’aasha:

Waa maxay waxyaabaha joojiya biyo baxa dag, daga ah?
See ninku marka ay shawadiisu caadi tahay intee in leeg ayu hayn karaa biyaha qiyaas ahan?

Muddada caadiga ee biyabaxa ninka
Muddada caadiga ee biyabaxa ninka

Jawaabta:

Caadi ahaan muddada galmada caadiga ah marka labada xubin ay is galaan waxay u dhexeysaa seddex ilaa toddoba daqiiqo haddii galmada intaas ay ka yar tahay waxaa lagu tiriyaa inay aad u yar tahay muddada raaxada, laakin waxaa ugu fiican qofka xukumi kara biyabaxa oo celin kara inta uu rabo si xaaskiisa iyadana ay u gaarto biyabaxa.

Maxaayeelay naagaha aad bay u kala duwan yihiin, qaar waxaa jira muddo dheer u baahan kuwaas waxaa ku fiican marka hore in istiinka laga badiyo, qaar waxaa jira dhowr jeer biyabaxa, kuwaas ayaa ugu fiican ninka kuma daalo, qaarna way ku adag tahay inay biyabax gaaraan raaxo ityo macaan ayay dareemaan xiliga galmadu socoto, si kaste hadduu ninka sameeyo ma biyabaxaan.
sababaha keena biyabaxa degdega wax badan ayaan ka hadalnay linkiyadan ayaad ka akhrisan kartaa faahfaahin dheeraad ah.

 

Cuntooyinkan ku dadaal haddaad rabto inaad dheereyso waqtiga ama mudada raaxada galmada:

 

الفلفل الحار. Basbaas
الفلفل الحلو. Baamiye
الموز.Moos
البندورة. Yaanyo
الجزر. Karooto
الحليب. Caano
السبانخ. Sabaanikh
البوكلي. Burukli
الشمامز Baarbiyeetar
البطاطا. Bataati macaan
الشوفان. Boorish
الذرة. Galley
الخبز الأبيض. Rootiga cad
الأرز البني. Bariiska basmatiga
البازيلاء والفاصولياء. Digirta
البيض. Ukunta
الأفوكادو. Afokaado
الأسماك والدواجن. Kaluunka iyo digaaga
الخضراوات الورقية الخضراء. Qudaarta caleenta
البصل والثوم. Toon iyo basal
البطيخ. Qaraha
واللحوم الحمراء. Hilibka guduudan

Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay

Maxaa sababa biya Baxa dagdaga ah maxaane daawo u ah?

Dhibka biyabaxa degdega sidee lagu daaweeyaa

Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega

Daawada ugu fiican biyabaxa degdega

Usually, the duration of normal sexual intercourse when the two members are in each other’s company is between three and seven minutes. If the intercourse is less than that, it is considered to be too short for pleasure, but it is best for the man to be able to control the ejaculation and hold it as long as he wants so that his wife can also reach ejaculation.

Because women are very different, some need a long time for them, it is better to lose the erection first, some have multiple ejaculations, these are best for the man and do not tire him, and some have difficulty reaching ejaculation, they feel pleasure and sweetness during sex, however, if the man does it, they do not ejaculate.
We have talked a lot about the causes of rapid ejaculation, you can read more details in these links.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More