Dhibka biyabaxa degdega sidee lagu daaweeyaa

Su’aasha:

Asc dr waxan ku weydiin lahaa hdii Alle idam keeda leeyahay hadii aanu qofku horeba biyihiisa ragatinimadu usoo raagi jirin oo uu siigeysina ku darsado oo uu kadib joojiyo siigeysigii ma soo daahayaan biyihii ninku mise sidii hore ayuunbuu sii ahaanayaa wsc waad mhdsnty dr.

Dhibka biyabaxa degdega sidee lagu daaweeyaa
Dhibka biyabaxa degdega sidee lagu daaweeyaa

Jawaabta:

Haddii qofka si toos uu isaga joojiyo sidoo kale uu ka dadaallo caafimaadkiisa uuna cuno cunnooyinka raga xoojiya sidoo kale oo uu cuno malab maskaxdiisana baro sida biyaha loo raajiyo waa laga yaabaa inuu sidiisa hore kusoo noqdo, siigada ayaa inta badan loo tiiriyaa biyaha degdega waayo maqaarka xubinta taranka si xoog ayay u saamaysaa, hadaad rabto Qabka Biyaha oo dahiyo daawada iyo fikrad sax ah taas ogow.

Dhakhtar pharmacy ayaa ii sheegay biyabaxa degdega daawo inuusan lahayn

If a person stops smoking immediately, takes care of his health, eats foods that strengthen his manhood, eats honey, and teaches his mind how to use water, he may return to his former self. Smoking is often used to treat impotence because it strongly affects the skin of the genitals. If you want to get rid of impotence, know this and get the right medicine and idea.

Leave a Reply