Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega

Saliidda  Dhegeyaraha (Clove)  qalin furka

Biyabaxa degdega rag badan ayuu dhib ku hayaa, waxay dareemayaan inaysan awood u lahayn inay qanciyaan xaaskooda.

Dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega
Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega

ninka marka uu yahay qof isla markii biyaha soo tuuro asoon siinin xaaskiisa raaxada ay u baahnayd wuxuu dareemayaa inuu yahay qof kasoo bixi waayay waajibka ka saaran xagga raaxada xaaskiisa.
daawada ugu fiican waxaa la dhihi karaa saliidda dhegeyaraha (Clove oil).

Sida loogu daaweeyo saliiddaas?

Ninka marka uu u baahdo inuu xaaskiisa galmo la sameeyo wuxuu keenayaa saliidda dhegeyaraha meelo badan ayaa laga helayaa saliidaas qaababka ay leedahayna waa sidan:

markaas ayuu marinayaa waxyar xubinta taranka  wuxuu sugayaa muddo gaaraysa 30 daqiiqo markaas ayuu bilaabayaa galmada.

saliidda geedka qalinfurka maxay ku samaynaysaa xubinta taranka?

Guud ahaan dhegeyaraha wuxuu joojiyaa xanuunka  marka wuxuu ka qaadaa xubinta ninka xasaasiyadda daran oo keeni karta inay shahwada dhaqsi usoo baxdo wuxuu reebayaa biyabaxa degdega oo ay rag badan ka sheeganayaan.

Daawooyinka kale oo la sheego inay celiyaan biyaha waa daawooyinka kiimiko ah inta badan, ninka waxay u keeni karaan dhibaatooyin kale oo caafimaadka aan u roonayn.

waxaa jiro daawooyin lagu buufiyo qalabka ninka oo ka tagsiiya dareenka waxaa laga yaabaa ninka xitaa inuu biyabixi waayo.

laakin saliidda dhegeyaraha waa wax dabiici ah qofka dhib uma keenayso.

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

The benefits of clove oil for men in intimacy

Clove oil as a treatment for premature ejaculation
Clove oil (Clove) pen

Premature ejaculation is a problem for many men, they feel that they are unable to satisfy their wives.
When a man is a person who does not give his wife the comfort she needs as soon as he ejaculates, he feels that he has failed in his duty to please his wife.
The best medicine can be said to be clove oil.

How to treat with this oil?

When a man needs to have sex with his wife, he brings the oil to the store. This oil is available in many places and its methods are as follows:
Then he applies a little to the genitals and waits for 30 minutes before starting sex.

What does the oil of the black tree do to the genitals?

In general, the store stops the pain and removes the severe irritation from the male organ that can cause the sperm to come out quickly, and it prevents the rapid ejaculation that many men complain about.

Other medications that are said to prevent water retention are mostly chemical drugs, which can cause other health problems for the man.

There are medications that are sprayed on the penis that leave the sensation, and the man may even be unable to ejaculate.

But the earwax is a natural substance that does not cause any harm to the person.

Leave a Reply