Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay

Biyabbaxa nooca jirrada ah waxaa keena siigada badan qofka markuu badsado taas waxay keenaysaa maqaarka guska inuu noqdo mid xasaasiyad leh oo aan u adkaysan karin taabasho,

Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay

marka ninka uu u tagayo naagta uu ku taabto cambarkeeda 2 daqiiqo xitaa galmada ma sii wadi karo, marka taas waa cudur ragga qaarkooda ku dhaca, taas waxay u baahan tahay qof inuusan u laabanin seegada oo toos uu isaga joojiyo, biyabbaxa aan ahayn cudurka waa iska istaagaa kaligiisa qofka markii uu muddo xaaskiisa qabo, taas waxaa sabab u ah biyaha oo qofka ku batay taas oo keenaysa ninka inuu si dhaqsi u daadiyo biyaha shahwada, raaxo badanna kama helayo, sidoo kale maskaxdana way noqonaysaa qofka markuu aad u daawado filimada segiska am ama galmada wuxuu noqonayaa qof biya fudud.

Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno

This type of urinary incontinence is caused by excessive dust in a person, which causes the skin of the penis to become sensitive and cannot withstand touch. When a man goes to a woman and touches her vagina for 2 minutes, he cannot even continue sex. This is a disease that occurs in some men. This requires a person not to go back to the past and stop it immediately. Urinary incontinence, which is not a disease, stops on its own when a person has been married for a long time. This is due to the excess water in the person, which causes the man to ejaculate quickly, and he does not get much pleasure from it. Also, the mind becomes a person who watches a lot of pornographic films or sex, and becomes a person with easy water.

Leave a Reply