Magacyada gabdhaha xarafka A ka bilowdo

Magacyada gabdhaha xarafka A ka bilowdo

Magaca wuxuu ka cayaarayaa kaalin weyn dhismaha shakhsiyadda dadka siiba dumarka.

Marka uu magaca xambaarsan yahay macne fiican cunugga marka uu weynaado aad buu ugu farxaa wuuna ku kalsoonaanaa.

Laakin marka uu magaca xun yahay ama wax aan fiicanayn laga fahmayo qofka waligii wuxuu dareemayaa liidnaan iyo isnacayb.

Waxaad arkaysaa ilmo badan oo isku dayaya inay baddaaln magacooda.

siiba gabdhaha.

haddaba haddaad tahay waalid aabbe ama hooyo waxaan halkaan kuusoo bandhigaynaa magacyo casri ah oo wanaagsan  qaarna qadin ah aan waligooda duug noqonaynin:

Magacyada gabdhaha xarafka A ka bilowdo
Magacyada gabdhaha xarafka A ka bilowdo
Amaani أماني
Asmaa أسماء
Aasiya آسية
Amiina أمينة
Amal أمل
Amiira أميرة
Aamaal آمال
Afnaan أفنان
Anghaam أنغام
Axlaam أحلام

 

 

Magacyada wiilasha carabta oo fiifiican

The name plays a major role in building the personality of people who remove women.

When the name carries a good meaning, the child when he grows up is very happy and confident.

But when a bad name is understood or something bad is understood from it, the person always feels inferior and hated.

You see a lot of babies trying to change their name.

remove the girls.

So if you are a parent, a father or a mother, here we present to you modern and good names, some of which will never be old.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More