Magacyada wiilasha carabta oo fiifiican

Magacyada waa waxa ugu muhimsan oo caruurta astaan wanaagsan u noqon kara.

Magaca waa shayga la soconaya qofka ynoloshiisa oo dhan laga soo bilaabo yaraanta.

Marka ilmaha waa in loo bixiyaa magac qurux badan dhowr jeer ayaan kasoo hadalnay magacyada quruxda badan oo wiilasha loo bixin karo.

Waxaa ugu fiican magaca marka uu leeyahay macne wanaagsan oo qof naftiisa aan dhib usoo jiideynin.

Magacyada wiilasha carabta oo fiifiican
Magacyada wiilasha carabta oo fiifiican

Caruurta qaar marka ay weynaadaan oo ay fahmanaan nolosha waxay nacayaan magacooda.

Qaar baa isku daya inay magacooda iska baddalaan.

Haddaba dadka muslimiinta waxay u badan yihiin magacyada carabta ama afka carabiga taasna waxaa keentay diinta islaamka oo carabi kusoo degtay.

Magacyo casri ah oona qadiin ah aan waligooda is baddalin ayaan halkaan kugu soo aroorinaynaa.

Magacyada wilasha loo bixin karo:

magaca asoo soomaali iyo carabi u qoran kuwan waxaa la adeegsan karaa sanad walba 2020 2021 2022 2023  xili kaste waa casri waana cusub yihiin isma baddalaan

Magacyada Wiilasha Carabta
Magacyada Wiilasha Carabta
Faatixفاتح
Caamirعامر
Taamirتامر
Saajidساجد
Maajidماجد
Qaalibغالب
Fariidفريد
Musaacidمساعد
Rafiiqرفيق
Fahiimفهيم
Naasirناصر
Qaayidقايد
Zaayidزايد
Xassaanحسان
Khaalidخالد
Jaabirجابر
Yaasirياسر
Muhannadمهند
Xusaamحسام
Haani’هانئ
Saabirصابر

Ereyada raadiska: magacyo carbeed, magacyada ugu fiican. magacyo wiilal, magac wiil. magac carabi.

Magacyo wiilal iyo gabdho casri ah oo qurux badan

 

Magacyada wiilashaha halkan ka daawo

 

 

Leave a Reply