Labo siyaasi oo Kenya ugaarsatay by amin arts

Amin arts oo soo sawiray Kenya inay gacanta ku dhigtay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha soomaaliya, qaarna ay wali  qabanin oo aan makaalinta usoo galin.
sawirkan runtii waa sawir meel fog tilmaamaya.

Kenya oo ugaarsanayso madaxda soomaali by amin arts
Kenya oo ugaarsanayso madaxda soomaali by amin arts

Kenya waxay usoo qabanaysaa madaxda soomaaliyeed sida loo soo qabto kalluunka oo kale.
kenya waa dowlad damac weyn ka leh dhulka soomaaliya. makaalinta waxaa kusoo dhacay Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxayna ku jiraan dambiisha  Kenya, waxaa soo hartay sedex kale oo ay ka mid yihiin Axmed Madoobe iyo Maxamed Cusmaan Jawaari.

Amin arts wuxuu aad ugu dheereeyaa arts oo meel dheer taaban kara khibrada sawirka uu leeyahay ayaa aad u daran.

This is a magic art from Amin arts

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More