Kaluunka iyo kaniinka dareenka raga

Fish and tablets, which is stronger for a man

Kaluunka iyo kaniinka dareenka raga

Raga qaarkooda waxay dareemayaan tabar yari xaga galmada ma kacsi, taasoo u noqon karta waxyaalo badan.
qofka marka uu dareemo inuusan lahayn kacsi badan ma aha inuu ku degdego kaniinka kacsiga ama dareenka,
maxaayeelay daawada kacsiga ka sameysan kiimikada waxay dhib weyn u keentaa wadnaha, marka ma aha qofka inuu ku degdego.

Kaluun waaweyn
Kaluun waaweyn

Waxaa laysku waafaqsan yahay kaluunka inuu yahay midka uu fiican xaga dareenka raga, qofka marka uu daa’imo cunidda kaluunka wuxuu isku arkayaa kacsi xooggan, waliba marka uu qaab isku xigta u cuno isbuucii sedex jeer oo kale hadduu cuno wuxuu isku rakayaa dareen weyn.
taasna gaar kuma aha raga kaliya xataa dumarka dareenka yar waa u roon yahay.

malayga wuu kala daran yahay xaga dareenka laakin guud ahaan waa cuntada lagu daaweeyo kacsi yarida ku timaada raga iyo haweenka.

Kaluunka iyo kaniinka dareenka raga fiyaagara
Kaluunka iyo kaniinka dareenka raga fiyaagara

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

Some men feel weak in sexual dysfunction, which can be many things for them.
When a person feels that they do not have much erection, they do not have to rush to the erectile dysfunction or feeling,
because the chemical erectile dysfunction medication causes great harm to the heart, when it is not a person to rush.
It is widely accepted that fish is the one that is good in men’s feelings, when a person is tired of eating fish they feel a strong erection, even when he eats in a row three times a week if he eats it he feels great.
and that is not especially for men only even women who are less sensitive are good.

The mood is severe in terms of emotions, but it is generally a food that treats erectile dysfunction in men and women.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More