Riyada qofka hooyo iyo habaryar suuliga kula jiro asoo qaawan
Su’aasha:
Asc wll waxaan ku riyooday anoo Qaawan oo suuliga ku maydhanaya oo ay hooyaday iyo habaryartay suuliga igula jiran oy wax iga sheegayan sida inaan dhuubanahay ama aan wax iska bedelay waxyaabo nocasa ana aanan ka xishoonayn oo xata cawradayda ay arkayaan wax danana aanan ka lahayn haday i arkayan iyi hadii kaleba
Waad mhadsantihiin.

Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaag gali doonto arrin murugo leh oo aadna ka bixi doonto murugta oo si cad aad u towbad keeni doonto.
way ogaan doonaan dadka kula nool inaad bari ka tahay waxa xun, siiba qaraabada iyo ehelkaaga waxayna ogaan doonaan inaad towbad keentay.
Fasirka riyada naago qaawan iyo dareenka raaxada
The dream indicates that you will enter into a sad matter and that you will come out of the sadness and repent openly.
The people who live with you will know that you are far from evil, especially your relatives and friends, and they will know that you have repented.
