Iran oo soo saaraty diyaarad cusb lagu magacaabo Simurgh

Iranian Army unveils new drone called Simurgh

Iran oo soo saaraty diyaarad cusb lagu magacaabo Simurgh

Iran oo soo saaraty diyaarad cusb lagu magacaabo Simurgh
Iran oo soo saaraty diyaarad cusb lagu magacaabo Simurgh

Simurgh waa diyaarad aan lahayn duuliye waxay awooddaa inay duusho 24 saac is daba joog ah waxay gaari kartaa masaafi la eg 1500 kiilomitir  meesha ugu sarreyso ay gaari karto waa 2500 feet waxay qaadi kartaa gantaallo iyo bambooyin sidoo kale waxay jaajuusi kartaa wax walba cadowga la xiriiri .

Iran oo lagu tiriyo dowladaha awoodda leh ayaa sii kordheyso awooddeeda militari ilaa hadda dowladaha reer galbeedka waxay u la’ yihin xal arrinta Iran.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More