Iran oo ciidamada Maraykanka O galisay
Iran oo isku diyaarinayso inay ka jawaabto dilka Qaasim Suleymaani
waxaa la faafiyay kaarto tilmaamysa ciidanka maraykanka saldhigyadooda ee ku sugan dowladaha khaliijka

sida muuqata Iran O ayay galisay maraykanka waayo Iran waxay gacanta ku haysaa Lebanon ilaa Yemen marka ciidanka maraykan isaga O ku jira. kaartandan waxaa ku cad tirada ciidamada Maraykanka oo ku sugan dalalka Khaliijka.
Iran preparing to respond to the killing of Qassem Soleimani
A map has been released showing the US military bases in the Gulf states
Apparently, Iran has put the US in the O because Iran controls Lebanon to Yemen while the US military is in the O. This map shows the number of US troops in the Gulf states.
