Mahathir Mohamad oo si kulul uga hadlay dilka Qaasim Suleymaani

Wuxuu yiri Mahathir Mohamad raisulwasaaraha dalka Malaysia: dowladaha islaamka waxaa waajib ku ah inay midowbaan si ay isaga ilaaliyaan halis shisheeyaha, wuxuu ku tilmaamay dilka uu dilay maraykanka Qaasim Suleymaani inuu yahay mid aan ku salaysanayn akhlaaq wuxuu u sheegay suxufiyiinta in la gaaray xilliga ay midoobi laahyeen doladaha islaamka.
dad badan ayaa ku bannaanbaxay safaaradda Iran ayagoo leh ha dhaco maraykanka.

Mahathir Mohamad oo si kulul uga hadlay dilka Qaasim Suleymaani
Mahathir Mohamad oo si kulul uga hadlay dilka Qaasim Suleymaani

mahaatiir ayaa lagu tiriyaa raga u hiiliya fikirka islaamiga

Malaysian Prime Minister Mahathir Mohamad said: Islamic countries must unite to protect themselves from foreign threats, describing the US killing of Qassem Soleimani as immoral and telling reporters that the time has come for Islamic countries to unite.
Many people demonstrated at the Iranian embassy, ​​saying “Down with America”.
Mahathir is considered a man who supports Islamic ideology

Leave a Reply