Hodan Naleye iyo dardaaranka ay soomaalida u dhaaftay Video

The commandment of the Somali journalist Hodan Naleye

Muuqaal muujinaya Hodan Naleye inay dareentay waxyaalo badan oo nolosha ka mid ah.

Hodan Naleye sawir
Hodan Naleye sawir

waxay ku sheegtay muuqaalkan qofka markuu diinta fahmo inuu wax badan nolosha ka ogaanayo, noloshiisana ay is baddalayso.
Hodon oo ahayd gabar soomaaliyeed oo ka fikireysay dalkeeda iyo dadkeeda soomaaliyeed. waxayna sheegtay inay soomaalida ay jeceshay.
daawo muuqaalkan video oo ah dardaaranka Hodan Naaleeye

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More