Nio ayaanta siigo waa iska ilaalinaayey lkn saakan xubintayda gacanta ku dadaliigay xooga markay biyaha iga soo dhawaaqeen wax cad oo sida shahwada u adkeynaa iga soo dhibcay ka dib muuqato qawan aan arkay dareenka dhan ayaa aad ii kacay waan is reebay mudo ka dib dhabarka iyo kalida dhinaca midig aa i xanuuneysay arintaas biyaha aan isku reebay sow lama dhihi karo teda kale hadaan shahwada iska soo saaro siigo kwrn mise waa iska dhafa
Jawaabta:
Meesha kaa xanuuntay kellida ma aha ee waa xididaha ku xiran kellida, taasna waxaa keentay awoodda aad ku celisay biyaha, cadaadiska noocaas oo kale xanuun ayuu keenayaa waa sida qofka kaadida isku celiyo oo dareema qas xanuun.
Teeda kale xalkaaga waa inaad ka fogaataa wax kastoo dareenkaaga kicinaya oo kuu keenaya inaad siigaysato, dhowr jeer ayaan kuu sheegay iska ilaali wax dareenkaaga kicinaya.
Siigo uma baahnid xanuunkaas wax yar kadib waa kaa haraa.