Su’aasha:
Asc walaal mudo 8 bilood ah qorax ismaa nan arag habeenkii ayaa bixi jiray maalintii waan jiifi jiray marka taas dhib miyey lee dahay
Qofka bini aadamka ah ilaa maalintii intee ayuu qorax u baahan yahay qoraxdana
maxaa laga helaa tan kle ninka raga ah qoraxda jirkiisa awood miyey sii saa qoraxda dadka madoobayso waa tee na waxaana ku noolahay somaliaya
Waxaan ahay nin gym dhigto sokorta ii ma fiicna caafimaad ahaan marka subaxda hore
shaaxa muxuu taraa shaaxna ma isticmaalo maku saxanahay mise waan ku qaldanahay
shaaxa wax faaido leh miyaa ku jira tan klena somalida shaaxa waad aragtay familyka
sokor ayay ka buuxiyaan ama sokor ku filan oo shaaxa macaan ka dhigayso marka taad ii faadiyey wll

Jawaabta:
Qorraxda jirka wuu u baahan yahay waxay wadataa vitamin D wuxuuna xoojiyaa lafaha iyo waxyaalo kale ayuu u roon yahay,
siddeed bilood qorax la’aan way badan tahay, laakin taas macnaheeda ma aha inaad qorraxda u badnaato, waxaa kugu filan 30 daqiiqo inaad hesho.
Qorraxda marka ay jirka madoobeynayso waa marka jirkaaga saliid leeyahay oo adigana aad u badan tahay inaad dhex joogto qorraxda.
Shaaha waa layska dhaafi karaa waana la cabbi karaa haddaan layska badinin wax dhib ma laha, laakin sokorta badan iska ilaali.
Faahfaahin dheeraad ah webka ayaad ka dhex raadin kartaa dhamaan si faahfaahsan ayay ugu jiraan webka.
Fiiro gaar: hadda kadib su’aal kaste si gooni usoo dir
Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa
The body needs the sun, it contains vitamin D and strengthens bones and other things,
eight months without sun is a lot,
but that does not mean you should spend a lot of time in the sun, 30 minutes is enough.
When the sun darkens the body, it is when your body has oil and you are more likely to be in the sun.
Tea can be omitted and can be drunk if it is not excessive, but avoid too much sugar.
You can search for more details on the web, they are all in detail on the web.
Note: from now on, send each question separately
