Galmada aroortii iyo caafimaadka ninka iyo naagta
Galmada aroortii iyo caafimaadka ninka iyo naagta
Galmada xalaasha ah guud ahaan waxay leedahay caafimaad sidoo kale firfircooni.
Laakin galmada subaxa ama aroorta la sameeyo waxay leedahay faa’idooyin aad u badan.
waxaa ka mid ah faa’idooyinkan:
qofka oo dareema deganaan xagga qalbiga iyo jirka marka uu subaxda sameeyo galmo wuxuu dareemaa raaxo nafsi ah taasna waxaa sabab u ah hormaanada jirka soo daayo oo uu ka mid yahay harmoonka farxadda si fiican inuu u shaqeeyo.

waxaa kaloo ka mid qofka oo wejigiisa soo ifo, waayo dhiigga si fiican ayuu u shaqeynayaa aroortii, taasoo keenaysa inuu dhiigga meelo badan uu ku fido maqaarkana wuxuu noqonayaa mid dhaldhalaalaya ilaa timaha ayay gaaraysaa arrintan, waxaa la sheegay ninka iyo naagta marka ay biyabaxayaan jirkooda dhan ayaa wada dareema wareegga dhiigga asoo kulul oo kacsan.
sidoo kale raaxada galmada subaxa waxay siineysaa jirka isdifaac adag.
dadka todobaadkii galmo sameeya sedex jeer oo kale waxaa la sheegay inay ka fiican yihiin dadka aan sidaas sameynin, jirkooda wuxuu helayaa isdifaac adag oo ka hortagaya jirrooyinka qaar
Sidoo kale galmada subaxa waxay u roon tahay caafimaadka wadnaha waxayna daaweysaa madax xanuunka.
waayo galmada waxay yareysaa cadaadiska dhiiga xoogga leh taas oo sabab u ah jirrooyinka wadnaha, sidoo kale dumarka aad uga sheegto madax xanuunka waxaa la sheegay marka ay galmada subaxii laasimaan inay ka roonaanayaan madax xanuunka siiba kan barka madaxa galo.
Laakin galmada aroorti waxay u baahan tahay in si fiican laysugu diyaariyo.
waxaa ugu muhimsan inuu qofka si fiican isu soo naadiifiyo siiba afka maxaayeelay qofka marka uu hurdada kasoo kaco afkiisa wuu uraa marka waxaa habboon asoo afkiisa uraya inuuna naagtiisa galmo la sameynin tasoo keeni karta inuu meesha ka dhasho nacayb lama filaan ah.
waxaa habboon inuu qofka soo qubeysto oona soo nadiifiyo afkiisa.
sidoo kale waxaa la rabaa xaaska inaysan ku jirin hurdo waa inay si fiican usoo toostaa.
waxaa kaloo habboon inuu ninka badiyo istiinka taas oo u roon naagta maxaayeelay marka uu badan yahay istiinka jirkana si daran u kaco waxaa ka dhalanaya halkaas galmada ugu fiican oo la rabay.
dareenka naagta ayuuna ku xiran yahay arrinkaas, dumarka kacsiga badan way ka fudud yihiin kuwa aan kacsiga badnayd ama haweenka qabooban.
astmaaha lagu garto xaaska inay kacsan tahay waxaa ka mid ah hadalkeeda iyo dhaqdhaqaaqeeda iyo sida ay usoo jiidanayso ninkeeda dumarka qaar way ka xishoodaan ragooda inay galmo toos ah u weyddiistaan.
naagta marka ay ninkeeda toos u weydiisato galmo waxay ka baqaysaa inuu u maleeyo inay tahay gabar galmada horay u kasi jirtay wuxuu is dhahaa naagtan waxay soo baratay miyaa waagii hore, raga qaar waxay aaminsan yihiin xaaska markay galmo weydiiso ninkeeda inay u dhaqantay sida naagta dhilada oo kale ay u dhaqanto, haweenka dhilooyinka ayaan ka xishoonin galmada, marka waxaa laga rabaa ninka inuu siiyo xaaska kalsooni buuxda si aysan uga cabsanin isaga.
dareenka xaaska waa muhim marka la rabo inuu ninka helo raaxo iyo jacayl isla socda.
galmada iyo kacsiga xiriir weyn ayaa ka dhexeeya ninka xaaskiisa haduu aado iyadoon qooq haynin wuxuu kala kulmaa galmo aan raaxo lahayn bal waxaaba laga yaabaa inay xanuun dareento.
naagta marka ay ku raaxaysan karto xiriirka galmada waa marka ay diyaar u tahay naagtana diyaar uma noqon karto galmada iyadoon helin istiin ku filan.
marka guud ahaan galmada arorta la sameyo waa galmo aad u fiicanoo caafimaadka raga iyo dumarkaba wax weyn ka badalaya.

The intimate relationship in the morning is healthy between men and women
Halal sex is generally healthy and active.
But sex in the morning has many benefits.
Among these benefits are:
A person who feels calm in their heart and body when they have sex in the morning feels psychologically comfortable, and this is due to the hormones released by the body, including the hormone of happiness, working well.
Also, a person’s face glows, because the blood works well in the morning, which causes the blood to spread to many areas and the skin becomes shiny, even reaching the hair. It is said that when a man and a woman urinate, their whole body feels the blood circulation, which is hot and excited.
Also, the pleasure of sex in the morning gives the body a strong defense.
People who have sex three times a week are said to be better than those who do not do so, their bodies get a strong defense against some diseases
Also, morning sex is good for heart health and treats headaches.
Because sex reduces high blood pressure, which is a cause of heart disease, and women who often complain of headaches are said to feel better when they have sex in the morning, especially the one that hits the head.
But morning sex requires good preparation.
The most important thing is for a person to clean himself well, especially his mouth, because when a person wakes up, his mouth smells, so it is advisable not to have sex with his wife if his mouth smells, which can cause sudden hatred.
It is advisable for a person to take a shower and clean his mouth.
It is also desirable for the wife not to be asleep, she should wake up well.
It is also advisable for the man to increase his erection, which is good for the woman, because when there is a lot of erection and the body is aroused intensely, the best and desired sex results.
The woman’s feelings are also related to this issue, women who are very arousal are easier than those who are not very arousal or cold women.
Signs that a wife is arousal include her speech and movements and how she attracts her husband. Some women are shy about their husbands asking her for sex directly.
When a woman asks her husband for sex directly, she is afraid that he will think that she is a girl who has had sex before. He thinks to himself, has this woman learned from the past? Some men believe that when a wife asks her husband for sex, she behaves like a prostitute. Women who are prostitutes are not shy about sex, so the husband is required to give his wife full confidence so that she is not afraid of him.
The wife’s feelings are important when it is desired that the husband finds comfort and love at the same time.
Sex and arousal are closely related. If a man goes to his wife without a condom, he will experience uncomfortable sex and may even feel pain.
A woman can enjoy sex only when she is ready, and a woman cannot be ready for sex without getting enough stimulation.
In general, having sex with a partner is a very good sex that makes a big difference in the health of both men and women.
Ninka imisa jeer ayuu awoodaa mar kaste biyaha maka imaan karaan