Gabar ayuu doontay walaasheeda ayaa isaga damacday

Nin ayaa gabar ciddeeda ka doontay, labo maalin kaddib waxaa taleefan usoo dirtay gabadha uu doontay walaasheeda oo ka yar, waxay ku tiri kaalay hadda guriga kaliyaga ayaa jooga.
Ninkii wuxuu yiri: guriga ayaan aaday gabadha ayaa iga furtay albaabka, waxayna xirnayd dhar khafiif ah jirkeeda meelo ayuu ka qaawanaa, waxay igu tiri: labo boqol riyaal keen waxad rabto ayaan kuu samaynayaa.
wuxuu yiri ninka: waan kasoo tagay guriga

Gabar ayuu doontay walaasheeda ayaa isaga damacday
Gabar ayuu doontay walaasheeda ayaa isaga damacday

ayaan kasoo degay anoo usoo ordaya gaarigayga waxaan maqlay hooyadeeda oo kasoo hadlaysa balakoonka oo leh kaalay gabadhayda waan kugu daraa waad ku guulaysatay imtaxaanka.
ninka wuxuu yiri ilaa iyo ma oga inaan usoo ordayay sidaan u keeni lahaa labo boqol riyaal oo gaariyaga ku jirtay.
marka waxaa laga fahmayaa qisadan wixii kuu muuqanaya keliya ha fiirinin waxyaalo badan ayaa ku hoos duugan.

You might also like
1 Comment
  1. Xaaskayga hooyadeeda waxa na dhexmaray
    Yassin says

    Waa adag tahay inaad hesho qof fiican

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More