Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo
Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo
Ereyda leh wax isku xiro ayaa ugu sahlan in la xifdiyo, ereydan waxay wadaagaan ereyga ingiriiska “HAND” oo laga wado gacan, kalmadahan kuu muuqda waxay wataan macne aan ka fogeyn waxqabadka qacmaha.
Jadwalkan ayaad ka ogaan kartaa ereyada English-ka oo carabi iyo soomaali loo tarjumay
English | Arabic | Somali |
Handy | في المتناول | gacanta ku jira |
Handicap | إعاقة | curyaamin |
Handbag | حقيبة يد | boorso gacmeed |
Handsome | وسيم | quruxlow |
Handbook | كتيب-دليل | buug gacmeed |
Handmade | صناعة يدوية | farsamo gacmeed |
Handicraft | حرفة يدوية | xirfad gacmeed |
Handlabor | عمل يدوي | shaqo gacmeed |