Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo

Riyada:

Asc walal sual wataa Hadaa  kuriyooto  qofaad jeceshahay adoo  waqti laqadanaayo  ama isgursateen mexee kamac natahay riyadaas please isoo fasir

Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo
Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo

Fasirka:

Riyada waxay noqon kartaa mid naftaada ku sheekaysanayso, siiba qofka aad jeceshay waad ka fikirtaa riyana waad ku arki kartaa, riyooyinka noocan ah fasiraad ma laha inta badan, way dhici kartaa inay furanto oo ay fasiraad yeelato, laakin riyadan sida ka muuqata waa wax aad ka fikirayso oo maskaxdaada ku wareegsanayo.

Waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar

 

Dreams can be about yourself, especially when you think about the person you love and you see them in your dreams. These types of dreams often have no interpretation. They can be open and have an interpretation, but this dream, as you can see, is something you are thinking about and thinking about in your mind.

Leave a Reply