Erdogan oo furay isbitaalka ugu weyn Yurub

Madaxweynaha turkey oo furey isbitaalka ugu weyn Yurub ahna midka seddexaad caalamka, waxaa lagu dhisay isbitaalkan magaalada Ankara ee dalka Turkey.

waxaa dhex taalla isbitaalkan 3633 siriir iyo 131 qol oo qalliin loogu talagalay, iyo 904 rug caafimaad.

isbitaalkan wuxuu qaabili karaa maalin walba 30,000 bukaan iyo 8000 amarjansi ah.
sidoo kale waxaa lagu sameeyay shaybaarka ugu weyn dalka Turkey.
sidoo kale wuxuu leeyahay meelo Helicopter ay ku degan karto

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More