Riyada baasto iyo gabadh qurux badan

Riyada:

Asc mahadsantihiin
Waxaan ku riyooday anoo Boosto iibsaday oo xaafad intaan tagay
Kabacdi aan galay makhsin sariirwayni taalo oo go’ cadi ku goglan yahay
Dhinaca kale ayaa waxaa sariirku jiiftay Inan aad u qurux badan oo mar aanu arimo guur isla soo qaadnay
Iyadoo dharcad xidhan waan imid oonkusoo foorar saday iyaduna hab isiiyay anaa aan qabsaday ayaan dhunkaday dhabanka afka mudo dheer ayay nu anagoo sidiiya sheekaysanaynay anoo qoslayna oo aad u faraxsan
Allah mahadle.

Riyada baasto iyo gabadh qurux badan
Riyada baasto iyo gabadh qurux badan

Fasirka:

Isla riyadan mid u eg ayaan filayaa in laguu fasiray, riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbal adduun oo aad fiican iyo nolol raaxo leh, way dhici kartaa guur dhab ah inay ku fasiranto, riyada oo aad guursato gabar qurux badan.

Riyada cunitaanka baastada dhaadheer iyo tufaaxa

I hope this dream has been interpreted for you in a similar way. The dream indicates a very good future and a comfortable life. It could mean a real marriage. The dream is about marrying a beautiful girl.

 

 

Leave a Reply