Dumarka buuran iyo kuwa caatada

Su’aasha:

Dumarka buuran amaba jirka leh maka bahal weyn yihiin kuwa caatada ah.

Dumarka buuran iyo kuwa caatada
Dumarka buuran iyo kuwa caatada

Jawaabta:

Naagta buuran hilib ahaan way ka weynaan kartaa midda dhuuban laakin gudaha ahaan ama jeexa shardi ma aha inay ka weynaato, taas waa abuur Alle, naag caato ayaa laga yaabaa inay ka weyn tahay jeexa xubinta taranka ama faruuraha midda buuran, laakin qaska ama gumaarka inta badan naagta buuran ayaa weyn ama hilibka shuunka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More