Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

Su’aasha:

Asc dr gabadh ayaan qabaa mudo 12 cisho ah, waxaan ku jirnaa bishii malabka, wali kali leylatul dukhli ayaanu sameyney oo kaliya, dhakhtar dhubta jirtaa waxey tahay marka aanu ijmaac sameyno ee wada galiyo dhiig ayaa ka imanaya xubinteeda taranka, waxaan ku heshiiney inaan inyar galiyo, hadana madaxa oo kaliya markii u galiyey hadana dhiig baa ka imid xuninteeda, dr ilaa hada ma tagin dhakhtar oo wey xishooneysaaa, maxey tahay taladaadu.

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno
Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

Jawaabta:

Dhiigga bikaarada inta badan sidaas uma badna, waxaa kaloo dhici karto inuu yahay dhiiga caadada, marka waxaa fiican inaad u kaadiso dhowr maalmood si aad u ogaato inuu yahay dhiiga caadada iyo in kale, waayo gabdhaha qaar ma garanayaan waqtiga uu dhiiga ku dhacayo mararka qaar waa ka qasmaa dumarka xiliga dhiiga caadada, waliba gabdhaha arooska ah cabsi darteeda dhiig ayaa ku dhaco, marka adiga waxaa kula gudboon inaad u kaadiso ilaa 5 maalmood markaas haddii dhiiga uu sii socdo daawo waad u raadin kartaa.

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid

Marka caadada igu dhacdo caloosha ayaa i bararto

 

 

فصل في أمراض ‌الرحم تعرض للرحم جميع ‌الأمراض المزاجية  وتعرض لها أمراض الحمل

مثل أن لا تحبل وأن تحبل فتسقط أو لا تسقط بل يعسر ويعضل ويموت فيها الولد ويعرض لها أمراض الطمث

من أن لا تطمث أو ظمث قليلا أو رديئا أو في غير وقته أو أن يفرط طمثها وتكون لها أمراض خاصية

وأمراض بالشركة بأن تشارك هي أعضاء أخرى وقد تكون عنها أمراض أعضاء أخرى بالشركة

بأن تشاركها الأعضاء الأخرى كما يكون في اختناق ‌الرحم. وإذا كثرت ‌الأمراض في ‌الرحم ضعفت الكبد

واستعدت لأن يتولد عنها الإستسقاء. دلائل الحرارة أما حرارة فم ‌الرحم فيدل عليهما مشاركة البدن وقلة الطمث

ويدل عليها لون الطمث وخصوصا إذا أخذت خرقة تحان فاحتملته ليلة ثم جقفت في الظل ونظر

هل هو أحمر أو أصفر فيدل على حرارة وعلى صفراء أو دم أو هو أسود أو أبيض فيدل على ضد ذلك.

لكن الأسود مع اليبس العفن يدل على حرارة وما سواه يدل على برودة.

وقد يستدل على حرارتها من أوجاع في نواحي الكبد وخراجات وقروح تحدث في ‌الرحم وجفاف في شفتي المرأة

وكثرة الشعر وانصباغ الماء في الأكثر وسرعة النبض أيضا. فصل في دلائل البرد في ‌الرحم

احتباس الطمث أو قلته أو رقته أو بياضه أو سواده الشديد السوداوي وتطاول الظهر

وتقدم أغذية غليظة أو باردة وتقدم جماع كثير وخدر في أعالي ‌الرحم وقلة الشعر

في العانة وقلة صبغ الماء وفساد لونه

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More