Dhanka cibaadada culeys baa iga fuulaya ila taliya
Su’aasha:
Asc waan idin salamay dhamaan bahda daruur iyo akhristaha, salaan ka dib, waxaan rabaa in aad ilatalisaan. waxaan ahay qof hami nololeed leh. sidaas ay tahay markaan isdhaho, noloshada wax ku soo kordhi isbedelne ka sameey nolosha tusaale ahaan, waxan isdhaha cibadada alle jookteey, kana dheerow social media iwm. Mashquul ii keeni karaan. Waan ka caajisa dhankas markan u jeleeco dhanka cibadada culeys baa iga fuulaya, iyo. Waxbarashada. Intaba maxaan sameeya. Noloshana hadaf waa weyn baan ka leeyahay, sideen isku xakameyn karaa nafteedana. Isbedel wanagsan ugu sameyn karaa si’aan guul ugu gaaro aduun iyo aakhiro intaba. Mahadsanidin.
