Riyada diinka ama diidiinka asoo guriga soo galayo
Riyada:
scw walaal qofka haduu arko diin oo guriga soo galayo diinka ma weyna qaabkiisa wuxuu soo qalayaa guriga wuxu ka imanayaa banaaka marka fadlan riyadaas ha lay fasiro

Fasirka:
Diinka ama diidiinka waxaad u taqaanaba waxaa lagu fasiraa qof suuban oo Alle caabudaya oo,
riyada waxay tilaamaysaa inuu idin soo dhex gali doono qof wanaagsan oo degan waxaa dhici karta inuu yahay nin nolol kula wadaagi doono haddaad tahay gabar aan wali la guursanin.
Guud ahaan riyada diidiinka waa riyo khayr iyo wanaag wadato.
Culimada riyada fasiro sidan ayaa laga soo guuriyay marka ay fasirayeen riyada diinka:
Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo
Whatever religion or belief you know, it is interpreted as a virtuous person who worships Allah,
and the dream indicates that a good and peaceful person will come into your life. It may be that he will be a man who will share your life with you if you are a girl who is not yet married.
In general, the dream of denial is a dream that brings good and goodness.
The scholars of dream interpretation have quoted this when interpreting the dream of religion:
رؤية السلحفاة في المنام علامة أن الحالم زاهد في حياته لا يكترث بالدنيا هو من عباد الله الصالحين الذين يتقربون من الله عز وجل بشتى العبادات مثل الصلاة والصوم
أما دخول السلحفاة إلى منزل الحالم فيدل على وجود شخص صالح على خلق حسن سيدخل حياة الحالم في الأيام القريبة ولو كان الحالم الأعزب فذلك يدل على ارتباطه بفتاة صالحة تتقي الله
