Dareenka raga iyo dumarka maxaa aad u badiyo
Dareenka raga iyo dumarka maxaa aad u badiyo
Dareenka kacsiga waa dareen raga iyo dumarka ay wadaagaan.
laakin waxaa muhimsan kan raga maxaayeelay naagta haddii aysan dareen lahayn galmada way wadi kartaa, laakin ninka hadduusan dareen qooq lahayn galmada ma wadi karo.
naagta way asturan tahay, illeen lagama rabo iyada wax soo baxsan oo soo taagan sida ninka oo kale.
kaliya dhibkeeda waxaa weeye siilka inuu ka qalalan yahay uusan lahayn qoyaan ama dhacaan oo sahal ka dhigaya raaxada
immisa gabar fircooni loo guday oo qaar ka mid ah aan dareen lahayn haddana ragooda la galmoodo.
taas macnaheeda ma aha gabadha u gudan fircooniga inaysan kacsi lahayn, bal waxaa jirta gabar fircooni u gudan haddana aad u qooq badan.
waxaa laga yaabaa inay ka kacsi badan tahay naagta suniga u gudan.
marka dareenka ninka iyo naagta waxaa aad u badiyo cuntada nafaqada leh iyo xasilloonida maskaxda, iyo caafimaadka wadnaha, sidoo kale aqoonta ama waxbarashada.

qofka markuu aqoon u leeyahay raaxada aad buu u dareemaa, ileen wuxuu akhrinayaa buugaagta laga qoray sida loo raaxeysto, buugaag waxaa jiro ka hadlaya sida naagta loo qanciyo cayaarta sariirta.
sidoo kale galmada noocyada ay tahay, qaababka ay naagaha ka helaan, farqiga u dheexaya dumarka buuran iyo haweenka caataha ah, xagga sariirta iyo quruxda jirka, sidoo kale dumarka dabada weyn iyo kuwa badan yar, naagaha buuran oo naasaha waaweyn iyo kuwa kale, dareenka istiinka iyo ibta naaska dhammaan arrimaha raaxada la xiriira buugaagta ka hadla.
marka aqoonta waxay keentaa dareenka kacsiga, laakin cuntada dabiiciga ayaa ugu daran waxa qofka dareenkiisa kiciyo.
sida kaluunka iyo hilibka, caanaha, basasha, furuudka guud ahaan iyo qudaarta. cuntadan waxay ka fiican tahay daawada kacsiga ama kaniinka kacsiga.
How to increase love between men and women in married life
The feeling of arousal is a feeling that men and women share.
But it is important for the man, because if a woman has no feelings, she can continue having sex; but if the man has no feelings, he cannot continue having sex.
The woman is clothed, because she is not required to come out and stand as the man.
Its only problem is that the nipple is dryer than it has no moisture or fall that makes it easier to enjoy
How many young Pharaohs have been circumcised, and some of them have no feelings yet have sex with their husbands?
This doesn’t mean that the maiden who is circumcised by Pharaoh doesn’t have an erection. There is a girl who is circumcised by Pharaoh, yet very aggressive.
she may be more aggressive than a woman who is circumcised.
when the feelings of the man and woman are much more common in nutritious food and mental stability, and in heart health, also in knowledge or education.
When a person has knowledge of pleasure, he feels very comfortable, and he reads the books written about how to enjoy, and there are books that talk about how to satisfy a woman in bed.
As well as sexual intercourse of its forms, the ways in which women get it, the difference between fat women and thin women, in terms of bed and physical beauty, as well as women with large and large tails, fat women with large breasts and others, feelings of ion and breastfeeding all the comfort issues related to books.
When knowledge leads to the feeling of arousal, but natural food is the most intense what arouses a person’s feelings.
such as fish and meat, milk, onions, whole grains and vegetables. this food is better than erectile dysfunction medication or erectile dysfunction.
Halkan ka daawo basasha waxa ay u tarto raga
Naasaha Waaweyn Dumarka Xanuun Ma Ku Keenaan
ع