Daalka badan maxaa keeno

Su’aasha:

Walaal waxaan rabaa inaan ogaado daalka daran maxaa keeno mid la dareemayo qofka soon

ordin ama shaqo qabanin wax yar marka uu qabto daal daran ayuu dareemayaa taas maxaa la dhihi karaa.

Daalka badan maxaa keeno
Daalka badan maxaa keeno

Jawaabta:

Daalka daran waxaa loo yaqaanaa afka carabiga الإرهاق   afka engilishkana in English Fatigue.

daalka caadiga ah wuxuu ku tagaa nashada iyo hurdada laakin haddii uu yahay daalka mid aan tagin oo joogto ah wuxuu tilmaamayaa inay dhibaato jirto.
marka jirka birta ku yar tahay qof daal buu dareemayaa
sidoo kale vitamin B12 .
Sidoo kale qofka marka uu qabo cudurka sokorta isagana daal buu dareemayaa.
qofka marka uu u barto inuusan dhaqdhaqaaqin oo xafiiska kaliya uu fadhinayo muddo badan wuxuu dareemayaa daal xoog badan marka uu socodo wax yar.
sidoo kale qofka aan biyo badan cabbaynin.
intaas ayaa ugu mhimsan qofka waxa daalka u keeno.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More