Cuntooyinka xoojiya difaaca jirka iyo yareynta caloosha iyo xubinta dumarka

Su’aasha:

Asc wrbrk wallo waxan Idiin waydinayay wxyabaha difaca jidhka koordhiya iyo waxyabaha lagu jaro caloosha iyo waxyabaha xubinta taranka laku yareyo idiinko mahadsan.

Cuntooyinka xoojiya difaaca jirka iyo yareynta caloosha iyo xubinta dumarka
Cuntooyinka xoojiya difaaca jirka iyo yareynta caloosha iyo xubinta dumarka

Jawaabta:

Cuntooyinka difaaca jirka kordhiya waxaa ka mid ah toonta, iyo furuudka dhanaanka ah wuxuu leeyahay vitamin C, sidoo kale qudaarta cagaaran (Broccoli) oo kale iwm. waxaa kaloo xoojinaya difaaca jirka basbaaska guduudan (Red bell peppers) iyo sanjabiisha (Ginger) iyo geedka xawaajiga jaalaha oo lagu magacaabo (Turmeric) sidoo kale hilibka digaaga iyo shaaha cagaaran (Green tea) cuntooyinkaas oo dhan difaaca jirka ayay xoojiyaan.

 

 

Qaababka caloosha loo yareeyo halkan ka akhriso:

  1. Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa
  2. Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo
  3. Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya

Daawada dabiiciga lagu yareeyo farjiga dumarka dhalay halkaan ka akhris:

  1. Waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur farjiga maxaa lagu yareyn karaa

 

 

الأطعمة التي تزيد من مناعة الجسم تشمل الثوم ، والثوم يحتوي على فيتامين C ،

وكذلك الخضروات الخضراء (القرنبيط) إلخ. كما يتم تعزيزه من قبل الجهاز المناعي من الفلفل الأحمر والزنجبيل

ونبات الأناناس الأصفر (الكركم) وكذلك لحم الدجاج والشاي الأخضر

كل هذه الأطعمة تقوي جهاز المناعة.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More