Waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur farjiga maxaa lagu yareyn karaa
Su’aasha:
Asc wrb wallo waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur hoosta waxan ka dareemaa inay i waynatay marka waxan rabay wax la isticmalo hoosta laku yereyo in la iifa’ideyo daawo ama waxi lamida shukran.

Jawaabta:
Naagta marka ay ilmo badan dhasho farjigeeda wuu isbaddalaa laakin haddii ay dareen badan leedahay ninka ma dareemayo in alaabteeda ay waasac noqotay, maxaayeelay murqaha farjiga way isku soo ururaan marka ay naagta kacsan tahay, marka meesha ciriiri ayay noqonaysaa, laakin naagta aan dareenka xooggan lahayn ninka markuu u tagayo wuxuu dareemaa waasac inay tahay, sidaa awgeed raaxo badan ma dareemo, nimanka qaar naag labaad ayay raadiyaan.
Marka waxa jirta daawo dabiici ah oo meesha yaraysa waxay marinaysaa naagta galmada kahor nus saac, kaddib ayay iska dhaqaysaa, daawadaas way isku soo ururisaa farjiga dumarka, waxaa lagu magacaabaa afka carabiga شبّة afka ingiriiskana Alum waxay u eg tahay cusbada sida dhagax oo kale ayay u adag tahay waa la shiidaa, waana daawo dabiici ah, waxaa laga helaa dukaamada iibiya alaabta madaawaadka iyo geedageedaha.
Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa
Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?
When a woman gives birth to many children, her vagina changes, but if she is very sensitive, the man does not feel that her vagina has become wider, because the muscles of the vagina contract when the woman is aroused, so the area becomes narrow, but a woman who is not very sensitive, when the man goes to her, he feels that it is wide, so he does not feel much comfort, some men look for a second wife.
So there is a natural medicine that reduces the area, it is applied to the woman before sex for half an hour, then she washes it off, this medicine tightens the vagina of women, it is called in Arabic شبّة and in English Alum looks like salt, it is hard like a rock, it is ground, and it is a natural medicine, it is found in stores that sell medicinal and herbal products.
