Cuntada lagu naaxo iyo quruxda jirka

Cuntada lagu naaxo iyo quruxda jirka

Khubarada cuntada ku takhasusay waxay sheegeen cuntada ka smeysan burka iyo subagga iyo sisinta iyo digaaga duban inay tahay cuntada lagu naaxo oo ka mid  ah cuntooyinka dhaliya baruurta badan oo keenta cayilka caloosha iyo xabadka iyo cajiraha.

Siiba marka cuntadaas uu la socdo wax burutiin badan leh sida baradho saliid lagu dubay.

Dhalinyarada jiilkan waxay aad u cunaan cuntada cayilka keento taasoo keeni karta caafimaad  darro, siiba cuntooyinka ay diyaariyaan makhaayadaha degdegga.

Cuntada dhaqsi loogu cayilo
Cuntada lagu naaxo

waxaad arkaysaa wiil 15 jir ah oo u buuran si oday gaaray 70 sano oo aan fadhiga ka kicin muddo.

meesha laga rabay dhalinyarada da’dan ah inay ahaadaan kuwa jirkooda fudad yahay.

cayilka marka uu qofka koro wuxuu ka reebaa waxyaalo badan.

caafimaadka wadnaha hoos ayuu u dhigaa siiba qofk buuran markuu meel fadhiyo oo uuna sameynin wax dhaqdhaqaaq ah.

Dumarka cayilan iyaguna dhib ayuu u keenaa marka ay weynaadaan, habar suxulbaruur markay noqoto.

Guud ahaan waxaa lagaa rabaa inaad koontoroosho cuntada aad cunayso si jirkaaga uu u noqdo mid aad u fiican oo aan lahayn dhibaatooyin la soo gudboonaan karo dadka buurbuuran.

Caruurta xitaa kama badbaadin cayilka foosha xun.

Dadka maxay u raadiyaan cayilka siiba soomaalida?

Taas waxay u noqonaysaa dhaqanka iyo kaljarka dadka.

soomaalida ayaa waxay aaminsan yihiin qofka buuran ama shiliska ah inuu yahay qof hantiile, oo lacag badan haysta.

xitaa qofka buuran markuu guurdoon yahay nasiib ayuu leeyahay illeen gabadha waxay rabtaa ninka buuran oo hantiilaha ah.

waxaad arkaysaa waxaa la dhahaa hebel calooshiisa intaas ayay  la egtahay.

qofka caataha ahna waxaa la dhahaa hebel naf waaye gaajo waaye.

waxaa yaab badan dhaqanka soomaalida siduu isu baddalay.

haweenka soomaalida yurub ku nool hadda waxay la dagaallamayaan cayilka.

naag kaste waxay rabtaa inay is caateyso oo ay noqoto naag qurux badan sidey iska dhaadhiciyeen.

Youtube dumarka cuntakariska soo galiyo aad bay uga hadlaan miiska jirka.

quruxda waxay ku jirtaa caatanimada. gabadha buuran hadda waxay noqotay naag foolxun sida maanta ay dad badan sheegayaan.

taasna waxaa sabab u ah dhaqanka waddamada ay ku nool yihiin.

naagta quruxda badan waa midda xayeesida oo lafta iyo maqaarka keliya sidaas ayaa maanta laga faafinayaan warbaahinta caalamka reer galbeedka.

marka cuntada ayaaba isk noqotay mid dad badan ay ka cabsadaan siiba hablaha qaatay dhaqanka reer yurub.

inkastoo ay jiraan dumar ilaa iyo hadda aaminsan quruxda inay tahay cayilnaanta siiba dadka ku nool Africa.

waxay aamisan yihiin naagta buuran oo dabada weyn sidoo kale naaso waaweyn leh inay tahay midda ugu quruxda badan.

dalka Muuritaaniya lamaba guursado naag aan cayilnayn, gabadha reer Muuritaaniya marka aroos ay tahay cunto ayaa lagu daldalayaa si ay u yeelato hilib. sidoo kale ay u yeelato dabo weyn.

sidaas awgeed waxaa la raadinayaan cuntada dadka cayiliso. laakin caafimaadkaaga wuxuu ku jiraa dhexdhexaad wax walba wuxuu ku fiican yahay dhexdhexaad.

Cuntada sida fudud loogu buurto
Cuntada sida fudud loogu buurto

Qof caato ah qaabka uu ku cayili karo oo sahlan

 

Halkan ka daawo hilibka  lagu naaxo

Beauty and elegance in the cultures of the world

Diet experts say that foods such as flour and butter and lentils and fried chickens are the foods that produce a lot of fat and cause obesity in the stomach and gums and gums.

Remove when that recipe is accompanied by something that has a lot of flour like oil-roasted potatoes.

Young people of this generation eat obesity-causing foods that can lead to poor health, especially foods prepared by emergency restaurants.
you see a 15-year-old boy getting fat so that an old man who has reached 70 years of age has not got up from his seat for a while.

where young people of this age were required to be physically physical.

Obesity when a person grows up excludes many things.

It reduces the health of the heart when a fat person sits and does not exercise.

It also causes problems for obese women when they grow up, when they become pregnancies.

You are generally required to check the food you are eating so that your body is much better and has no problems that can be experienced by obese people.

The kids didn’t even survive the ugly obesity.

Why do people look for obesity in Somalia?

This is going to be for culture and people.

Somalis believe that the obese person is a wealthy person who has a lot of money.

Even the fat person when he is married is lucky because the girl wants the fat man who is wealthy.

And you see, it is said, “This is the like of the belly of a man.”

And it is said to the lay person, “It is a soul, but it is hunger.”

It is amazing how Somali culture has changed.

Somali women living in Europe are now fighting obesity.

Every woman wants to be a beautiful woman, and to be a beautiful woman.

Youtube women who upload food talk a greatly about the body table.

Beauty lies in the fertility. The fat girl has now become a vile woman as many say today.

this is due to the culture of the countries in which they live.

The beautiful woman is the one who is the one who

When the food has become the same, many people are afraid of the European culture.

although there are women who still believe beauty is obesity for people in Africa.

They are convinced that the fat woman with a large tail also with large breasts is the most beautiful.

In Mauritannia, a woman who does not have a child marries, and a Muuritan girl is asked to have meat at a wedding. it also has a large tail.

so they are looking for food that fattens people. But your health is in the middle of everything is good in moderation.

 

يطلب منك عموما التحقق من الطعام الذي تتناوله حتى يكون جسمك أفضل وليس لديه مشاكل يمكن أن يواجهها الأشخاص الذين يعانون من السمنة المفرطة.لم ينج الأطفال حتى من السمنة القبيحة.لماذا يبحث الناس عن السمنة في الصومال؟هذا سيكون للثقافة والناس.يعتقد الصوماليون أن الشخص البدين هو شخص ثري لديه الكثير من المال.حتى الشخص البدين عندما يكون متزوجا محظوظا لأن الفتاة تريد الرجل البدين الثري.وكما ترون ، يقال ، “هذا هو مثل بطن الرجل.”ويقال للشخص العادي: “إنها روح، لكنها جوع”.إنه لأمر مدهش كيف تغيرت الثقافة الصومالية.تكافح النساء الصوماليات اللواتي يعشن في أوروبا الآن السمنة.كل امرأة تريد أن تكون امرأة جميلة، وأن تكون امرأة جميلة.نساء يوتيوب اللواتي يحملن الطعام يتحدثن كثيرا عن طاولة الجسم.الجمال يكمن في الخصوبة. أصبحت الفتاة السمينة الآن امرأة حقيرة كما يقول الكثيرون اليوم.هذا يرجع إلى ثقافة البلدان التي يعيشون فيها.على الرغم من أن هناك نساء يعتقدن حتى الآن أن الجمال هو السمنة للناس في أفريقيا.إنهم مقتنعون بأن المرأة السمينة ذات الردف الكبير أيضا ذات الثديين الكبيرين هي الأجمل.ويطلب من فتاة موريتان تناول اللحوم في حفل زفاف.لذلك يبحثون عن الطعام الذي سيجعل الناس سمينين. لكن صحتك في منتصف كل شيء جيد باعتدال.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More