Guurka gabadha adeerka dhalay iyo midda shisheeyaha
Su'aasha:
Gabar hadaad guursanayso waxaan fiican aan maqlay gabar qabiil ahaan kaa fog waxay ka fican tahay mida adeerkaaga dhalay taas maxaa ka jiro naagta qaraabada iyo nagta shisheeyaha yaa fiican waxan idinka rabaa inaad ii cadeysaan…