Jirkeyga wuu cad yahay calooshaa iga madow ila taliya
Su'aasha:
Asc wll ugu horayn waan ku salaamay wllow dhib ayaa i heesto waxaan ahay wiil hadana jirkayga dhan waa cad yahay lkn caloosha ayaa madow ka ahay waxaan sameeyo na waan garan waayay maalmo badan ayaa qoraxda isku dhigay lkn wali…