Wiil xiriir naga dhaxeeyo aan jeclahay sidan buu u dhaqmaa ila taliya
Su'aasha:
Walaal waxaa jiro wiil xiriir naga dhaxeeyo wiilkii wan jeclahay asna sido kle marka asi mashaqeeyo ischool wuu dhameeyay jamacad ayaa udhiman eedadiisa ayaa guriga utaliso jamacad ayaa kugaynaa ayee dhahday hye markuu dhahay lkn…