Riyada sabaayada ama laxooxda
Riyada:
Asc waad mahadsantihiin marwalba
XAYAAKUMULAAH
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO U IMID HOOYADAY ILAAHAY HA XAFIDO E
OO SAMAYNAYSA SABAAYAD AMA LAXOOX
KABACDI INTAAN SALAAMAY AANKU LEEYAHAY CAAWA MA SABAAYAD BAAD SAMAYNAYSAA HAA OON LEEYAHAY ISOO SII
ALLAH MAHADLE.

Fasirka:
Riyada waa arsaaq khayr qabto, cuntada la karinayo waa nimco Ilaahay ku siinayo siiba marka ay hooyadaada kuu samaynayso, marka riyada hooyada cunto ku siinayso waa riyo wanaagsan oo aad fiican, waa barwaaqo iyo mustaqbal fiican.
A dream is a good omen, cooking food is a blessing from God, especially when it is made by your mother. When you dream of your mother giving you food, it is a very good and auspicious dream, it is a sign of prosperity and a good future.
