Su’aasha:

Qofka Siigada Ku-Walfay Goorma Ayuu Xal Leeyahay Anu 25 Ayaan Ahay 17.jirkaygiiina Siigada Waan Bilaabay Waxaanan Joojiyay 23.jirkaygii Markaa Wax Xala Ma-Leeyahay

17 jir ayan siigo ku bilaabay 23 jirna waan ku jojiyay xal ma leeyahay
17 jir ayan siigo ku bilaabay 23 jirna waan ku jojiyay xal ma leeyahay

Jawaabta:

Haddii aad ka joogsato rajo ayaad leedahay sidaadii hore ayaad kusoo laaban kartaa, laakin haddii aadan joojinin dhibka ay kuu keenayso wuu sii kordhaa, markastoo aad sii waddo siigada.

Leave a Reply