Riyada naag lala guursaday oo dilaysa naagta kale
Riyada:
asc wrbrk wallo waxn kuriyoday anigu gabadh lala guursaday ooyaysa la joogo arooski ninkeda kadibna arooski marku dhamadayna gabadhi dishay kawr riyada

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato aad gali doonto dhibaatadaas waxay la xiriirtaa jacaylka ninkaaga waxaa dhici karta riyada tan ka horraysa inay xiriir la la leedahay.
Labada riyo inay is fasirayaan, dilka waa arrin culus oo tilmaamaysa mushkilo weyn, guud ahaan riyada waa riyo shaki iyo cabsi noqon karta oo adiga aad ka baqayso ninkaaga inuu naag kale kula guursado, adiga ayay kugu fasirmaysaa riyadan ee ma aha gabadha aad sheegtay, tii hore ayayna xiriir la leedahay.
Riyada guurka garoob hal wiil wadato
The dream indicates that you will get into trouble, and that trouble is related to your husband’s love. It is possible that the previous dream is related to it.
The two dreams are interpreted differently, murder is a serious matter that indicates a big problem. In general, the dream is a dream of doubt and fear, and you are afraid that your husband will marry another woman. This dream is interpreted by you, not the girl you mentioned, who is related to the previous one.
