Sideed ku ogaan kartaa qofka Facebook profile-kaaga soo booqdo
Dadka Facebook ku jiro waxay aad u rabaan inay ogaadaan dadka profile -kooda galaya sawiradooda daawanaya iyo qoraalladooda.
Facebook keligiisa kama ogaan kartid arrintaas, laakin waxaa jira App kuu sheegaya dadka galay Profile -kaaga.…