Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday

Riyada:

Asc waxan ku riyooday anigoo jooga goob aan wax ka barto sida exam in lagalayo ayan u fadhinay waxan arkay wax laso koobay oo sabuurada ku qoran buug ayan ku qortay macalinka warqado ayuu qeybiyay ane qoraalka waxas ayan ku mashqulay macalinki ayan dhahay warqad isii wuu ii diiday waxan aaday xafiiska waxan wacay macalin kamida kuwa wax ibara intu iso socday ayan is oohiyay gabdho aya i dhahay maxa la oyne wan ku qeyliye wey iga tagen macalinki marku imaday mobelkada ii dhib ayan dhahay marku iso tagay ayu arkay oohinteya maxa kugu dhacay ayu i dhahay wixi igu dhacay ayan u shegay wilibo anigo ku dacweynayo wuxu igu samey macalinki hore asago xanaqsan ayu baxay si uu ula so hadlo macalinkas ane waxan ka daremay inu garab isiinayo markasan leyahay alla macalinkan waa mid aad unaxariis badan. Jasakallh.

Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday
Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhib inuu kula soo gudboonaan doono kaas oo la xiriira xagga nolosha bulshada aad ku nooshay ama waxbarashadaada mid  ku saabsan ama inay jiraan dad aan wax kula rabin, riyada guud ahaan waa digniin, lagaaga digayo inaad iska jirto wixii dhib kuu keeni kara ama dadka xaasidka ah.

Riyada asxaabtaydii yaraantii oo fara badan

The dream indicates that you will encounter difficulties related to the social life you live in or your education, or that there are people who do not want anything from you. The dream is generally a warning, warning you to beware of anything that could cause you harm or envious people.

Leave a Reply