Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Daliilka labaad ee Islaamka Quraanka kaddib

Daliilka labaad ee Islaamka Quraanka kaddib Addilada laysku waafaqsan yahay waa afar  1- kitaabka 2- sunnada (xadiiska)  3- ijmaaca 4- qiyaaska, waxaa jira addilo kale oo laysku khilaafay, marka sunada nabiga meel weyn ayay ka taagan tahay Islaamka: Daliilka labaad ee Islaamka Quraanka kaddib Alle kitaabkiisa kariimka ah wuxuu ku yiri: (وَمَا آتَاكُمُ الرَّسُولُ فَخُذُوهُ […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Xadiiska kii salaaddiisa xumeeyay

Xadiiska kii salaaddiisa xumeeyay Xadiiska midka salaaddiisa xumeeyay waa xadiis acaan ah oo ay ka qaateen culimada axkaamta salaadda ugu muhimsan, nin ayaa masjidka soo gale nabig asoo ku jira ninkii ayaa tukaday aad buu u degdegay, wuxuu u yimid nabiga wuu salaamay markuu ka qaaday salaanta wuxuu ku yiri tuko maadan tukaninee ninka wuu […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Suuratu Yaasiin waxtarka ay leedahay marka al akhristo

Suuratu Yaasiin waxtarka ay leedahay marka al akhristo Suurada Yaasiin waa suurad maki ah waxay ka hadashaa waxyaalaha ay ka hadlaan suuradaha Maka kusoo degay, qofka akhrista yaasiin wax badan ayuu ka faa’ideysanaa, culimada qaar tajribo waxay ku ogaadeen in suuradda yaasiin ay faa’idooyinkan leedahay: Qofka qalbigiisa waxay ka saartaa cabsida iyo walwalka Ilmaha yaryar […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Waa maxay iimaanka jannada lagu galo

Waa maxay iimaanka jannada lagu galo Iimaanka dad badan muslin ah waxay u malaynayaan wax iska caadi oo afka kaliya laga dhaho. iimaanka oo Ilaahay ku sheegay diintiisa kaas ma aha, waa iimaan buuxa oo qofka janna ku galayo, iimaanka noocaas ah waa kan jannada sabab kuugu noqon kara, dad badan ayaa jira oo iimaanka […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya

Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya   Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka ugu saameyn badan xagga bulshada iyo in dadka wax loo taro, haddii dadka ay ku dhaqmi lahaayeen xadiiskan lama arkeen labo qof is neceb, wuxuu yiri rasuulka (SCW): (أَحَبُّ النَّاسِ إِلَى اللَّهِ أَنْفَعَهُمْ لِلنَّاسِ ، وَأَحَبُّ الْأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ سُرُورٍ […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka iyo himada sare

Islaamka iyo himada sare Himada sare waxay ka mid tahay waxyaalaha diinta islaamka ay ku boorrisay dadka, qof inuu meel sare ka fikiro, dadkana wax u qabto intuu aduunka joogo. wuxuu leeyahay rasuuulka (SCW): (فَإِذَا سَأَلْتُمُ اللَّهَ فَسَلُوهُ الفِرْدَوْسَ ؛ فَإِنَّهُ أَوْسَطُ الجَنَّةِ ، وَأَعْلَى الجَنَّةِ ، وَفَوْقَهُ عَرْشُ الرَّحْمَنِ ، وَمِنْهُ تَفَجَّرُ أَنْهَارُ الجَنَّةِ) […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka iyo tartanka dhabta ah oo guusha lagu gaaro

Islaamka iyo tartanka dhabta ah oo guusha lagu gaaro Diinta islaamka waa diin ku boorrisa dadka inay wanaag ku tartamaan oo ay dadka kale wax u taraan, waa diin bulshada si fiican u dhista oo ku wajahda waxa khayrka ugu jiro. Waxa ugu fiican waxa lagu tartamo waa khayrka iyo wanaagga, umadda marka ay wanaag […]