Browsing Category

Sawirada

Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah

Waxaa gowr dhow lasoo saaray sawiro ay isla galeen hoggaamiyaha Xisbullaah Xasan Nasrullaah iyo Jen. Qaasim Suleymaani. oolagu dilay weerar uu qaaday maraykanka. Sawirada waxay tilmaamayaan ninkan kaalinta uu ka cayaarayay Lebanon iyo…

Sawiro qalinjabin 2019 Somalia

Sawiro qalinjabin 2019 Somalia Sawiro wiilal iyo gabdho soomaaliyeed oo ka qalinjabiyay jaamacadaha dalka. Soomaalida waayahan aad ayay ugu soo bateen jaamacadaha inay wax ka bartaan. wiilal iyo gabdho badan ayaa ka baxaya dhamaan…

Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay

Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay Madaxweynaha Turkey oo sheegay sababta ay uga hartay Pakistan inay ka qeybgasho shirka islaamiga ee lagu qabanayay magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia Erdogan oo yiri: sacuudiga wuxuu ugu…

Sawirada beeraha degmada Afgooye

Sawirada beeraha degmada Afgooye Afgooye waxaa la dhihi karaa waa meesha ugu qiimaha badan dhulka Soomaaliyeed. Afgooye waa meel aad barwaaqo u ah. waxaa ku nool Afgooye dad badan oo kasoo jeeda meelo badan. laakin dadka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More